Saraakiisha CXD oo sheegay inay dileen Sarkaal Ajnabi ah oo ka tirsanaa...
Hawlgal gaar ah oo ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 14-ka October ay ka fuliyeen gudaha magaalada Marko ayaa waxaa lagu dilay sarkaal Ajnabi Shabaab ah. Saraakiisha ciidanka xoogga...
View ArticleMustafa Cumar oo soo magacaabay qaar kamid taliyeyaasha laamaha amniga iyo...
Madaxweynaha cusub ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya Mustafa Cumar Muxumed ayaa soo magacaabay qaar kamid ah taliyeyaasha laamaha ammaanka iyo xukummadda. Mustafa cumar ayaa sheegay in sababta...
View ArticleHub uruursi iyo xaalad colaadeed oo Saaka ka taagan magaalada Beledweyne
Weli waxaa saan saan colaadeed laga dareemayaa magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo shalay ay ka dhaceen dagaal u dhaxeeyay ciidanka dowladda iyo Maleeshiyaad ku heyb ah Bajaale maalin...
View ArticleNuuradiin Xaaji oo faahfaahiyay danbiga ku xigeenka madaxa cadaalada Kenya
Agaasimaha dacwad soo oogaha guud ee kenya mr Nuuradiin xaaji ayaa sheegay in ku xigeenka madaxa cadaalada ms Philomena Mwilu ay sameysay ku tagri fal intii ay heysay xafiiska iyadoo u adeegsatay in...
View ArticleQM oo dowlada Mareykanka ku martiqaaday shirkada Nabada ee Suuriya
Qaramada midoobay ayaa casuumaad u fidisay mareykanka iyo lix dal oo kale in ay kasoo qeyb galaan shirka Nabada ee suuriya oo lagu qabanayo magaalada Geneva bisha soo aadan sida ay sheegtay afhayeenka...
View ArticleSAWIRRO: Gudoomiye cusub oo loo doortay Garowe
Golaha degaanka Magaalada Garowe ayaa goor dhow doortay Gudoomiye cusub ka dib doorasho maanta lagu qabtay Magaalada Garowe. Musharaxiinta kala ah , Axmed Bare Siciid Muuse iyo Maxamed Abshir Jaamac...
View ArticleKulan Deg Deg Ah Oo Ka Socda Baladweyne
Magalada Baladweyne ee Xarunta gobolka hiiraan waxaa ka socda Kulan ay leeyihiin guddiga Amniga kaas oo looga hadlayo xaalada amni ee deegaanada Maamulka hir-Shabeelle. Kulanka oo ah mid todobaadle ah...
View ArticleQarax xoogan oo lala eegtay Ciidanka Kenya
Qarax ayaa maanta ka dhacay gobolka xeebta ee dalka Kenya ee Lamu, kaasi oo lala beegsaday baabuur ay leeyihiin ciidamada amniga dalkaas. Warbaahinta Kenya oo soo xiganaysa booliiska ayaa sheegtay inay...
View ArticleMadaxdii hore ee DDS oo maxkamad la soo taagay
Warbaahinta dalka Itoobiya ayaa sheegtay in Cabdi Maxamuud Cumar Madaxweynihii dowlad deegaanka Somalida iyo xubno ka tirsanaa Maamulkiisa la soo taagay maxkamad. Warbaahinta Dowladda ee FANA ayaa...
View ArticleFarmaajo oo ka dhoofay magaalada Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa Goordhaweyd ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa ku sii wajahan dalka...
View ArticleTaliye ku-xigeenka Hay’adda Nabadsugida ee xilka laga qaaday “NISA waxaa laga...
Taliye ku-xigeenka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya General Cabdalla Cabdalla Maxamed oo la hadlay VOA-da ayaa wuxuu sheegay in Hay’adda NISA laga leexiyay hadafkii laga lahaa ee...
View ArticleMas’uuliyiinta ismaamulka Oromada oo ka hadashay Soomaalida la laayay
Inkasta oo uu meesha ka baxay maamulkii madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar oo lagu eedeynayay in uu hurinayo colaadda Soomaalida iyo Oromada ayaa haddane waxaa wali socda rabshadihii u dhaxeeyay labadan...
View ArticleQarax Gaari oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho
Qarax jugtiisa laga maqlay qaar ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir ayaa caawa wuxuu ka dhacay xaafada Taleex ee degmada Hodan, sida ay inoo sheegeen saraakiil qaabilsan ammaanka. Qaraxan oo ka...
View ArticleSAWIRO: Goobo Ganacsi oo ay leeyihiin Soomaali oo la dhacay
Ganacsato Soomaaliyeed oo goobo ganacsi ku lahaa degaanka Soweto ee dalka Koonfur Afrika ayaa boob lagula kacay ganacsigooda, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare nafeed iyo mid hantiyadeed. Dukaamada...
View ArticleXasan Sheekh oo ku soo wajahan magaalada muqdisho
Maanta oo Khamiis ah ayaa la shaaciyey in Magalada Muqdisho uu ku soo wajahan yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo looga adkaaday doorashadii Madaxtinmo ee ka dhacday dalka...
View ArticleFarmaajo Oo lagu soo dhaweyay Dalka Shiinaha
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beijing ee Caasimadda dalka Shiinaha oo ay kaga qayb galayaan...
View ArticleXasan Sheekh oo ka hadlay sababta ugu weyn ee uu u imaaday Muqdisho
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saakay waxaa lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Soo dhaweynta Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa ka...
View ArticleKooxda xuutiyiinta oo Diyaarad dagaal kasoo riday dowlada Sacuudiga
Kooxda xuutiyiinta yemen ayaa dhulka soo dhigay diyaarad dagaal oo ay leedahay dowlada sacuudiga kuwaasi oo qeyb ka ah howlgalada ay ka wado magaalada xudeydah ee dhacda galbeedka yemen. Tv-ga ku baxa...
View ArticleMadaxweyne Kenyatta oo bilo kadib diray fariin Hanjabaad ah
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa hanjabaad u diray Xarakada Al-shabaab kaddib weerar shalay lagu dilay Askar ka tirsan Ciidanka Difaaca Kenya oo ka dhacay deegaanka Lamu ee dalka Kenya. Mr...
View ArticleDonald Trump oo shaqada ka diraya garyaqaankiisa Don McGahn
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu Aqalka Cad ka tagayo garyaqaankiisa Don McGahn bilaha soo socda. Madaxnaha ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka waxa uu ku sheegay in...
View Article